HomeWararAkhriso: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wadatashiga ee Muqdisho

Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wadatashiga ee Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo Shirka Golaha lasoo saaray War-murtiyeed dhowr qodob ah. Madaxda Golaha Wadatashiga ayaa marka hore tacsi u diray qoysaska iyo ehelada dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho, waxaana Caafimaad deg deg ah ay u rajeeyeen dadkii dhaawacmay. Golaha ayaa […]

- Advertisement -

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo Shirka Golaha lasoo saaray War-murtiyeed dhowr qodob ah.

Madaxda Golaha Wadatashiga ayaa marka hore tacsi u diray qoysaska iyo ehelada dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho, waxaana Caafimaad deg deg ah ay u rajeeyeen dadkii dhaawacmay.

- Advertisement -

Golaha ayaa boggaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ka keeneen dagaaladii ay la galeen dagaalamayaasha Al-shabaab, iyagoona ugu baaqay Somaliland inay ilaashadaan nabada iyo xasilloonida.

Sidoo kalen Golaha ayaa isku raacay in dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada inay soo dhameystiraan xubnaha ka dhiman Guddiyada dib u eegista Dastuurka.,

Golaha ayaa isku raacay in dalka laga dhaqan geliyo nidaamka Xisbiyada Qaran, in dalka laga hirgeliyo doorashooyin xor ah oo hufan, kuna saleysan cod bixiyeyaal diiwaan gishan iyo Xisbiyo u tartama golayaasha heerarka kala duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa Golaha Wadatashiga Qaran isku raaceen in la qabto labo doorasho, mid Heer Federaal iyo Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

Hoos ka Akhriso War‐murtiyeedka Shirka laga soo saaray

Latest stories