HomeWararGuddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga 2-aad

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga 2-aad

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 11-aad. War-saxaafadeed si wadajir ah usoo saareen Guddoomiye Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa lagu sheegay in labada mas’uul wadatashi ka yeesheen furitaanka kalfadhiga 2-aad […]

- Advertisement -

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 11-aad.

War-saxaafadeed si wadajir ah usoo saareen Guddoomiye Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa lagu sheegay in labada mas’uul wadatashi ka yeesheen furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka.

- Advertisement -

Labada Guddoomiye ayaa isku raacay in si rasmi ah kalfadhiga 2-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka u furmo 15-ka bisha soo socota ee November 2022, oo ku beegsan maalin talaado ah, sida la shaaciyay.

Xildhibaanada iyo Senotarada ku maqan fasaxa ayaa waxaa laga dalbaday inay fasaxa kasoo noqdaan, isla markaana ay isku soo diyaariyaan sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadkooda shaqo ee laga doonayo.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka lasoo saaray

- Advertisement -

 

Latest stories