HomeWararDEG DEG: Weerar ku bilowday Qaraxyo oo lagu qaaday Wasaaradda Waxbarashada DF

DEG DEG: Weerar ku bilowday Qaraxyo oo lagu qaaday Wasaaradda Waxbarashada DF

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Qaraxyo Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Zoobe. Warar hordhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in weerar ku bilowday qaraxyo xooggan lagu qaaday Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo […]

- Advertisement -

Qaraxyo Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Zoobe.

Warar hordhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in weerar ku bilowday qaraxyo xooggan lagu qaaday Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku taalla nawaaxiga Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.

- Advertisement -

Jugta laba qarax  oo is xig-xigay ayaa mar qura laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, kadibna waxaa xigay  rasaas xooggan oo la maqlayo gudaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo rag hubeysan ay gudaha u galeen.

Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana jira khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, maadaama goobta ay ka dhaceen ay tahay mid maqshuul badan

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, La soco wixii kusoo kordha wararkaan Insha’allaah.

Latest stories