HomeWararMilitariga Itoobiya oo lagu eedeyay inay 60 qof ku dileen duqeymo ka...

Militariga Itoobiya oo lagu eedeyay inay 60 qof ku dileen duqeymo ka dhacay gobolka Oromada

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Jabhadda mucaaradka Oromada ee OLF iyo kooxda hubaysan ee ka goosatay ee Oromo Liberation Army (OLA) oo saldhiggoodu yahay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay ciidanka inay ku dileen boqollaal qof oo rayid ah duqeymo cirka ah oo ay ka geysteen gobolka, xilli uu dhawaan furmay wadahadal nabadeed oo looga hadlayo colaadda Tigrayga. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jabhadda mucaaradka Oromada ee OLF iyo kooxda hubaysan ee ka goosatay ee Oromo Liberation Army (OLA) oo saldhiggoodu yahay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay ciidanka inay ku dileen boqollaal qof oo rayid ah duqeymo cirka ah oo ay ka geysteen gobolka, xilli uu dhawaan furmay wadahadal nabadeed oo looga hadlayo colaadda Tigrayga.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa la hadashay qof rayid ah oo ku sugan Oromiya, oo ku taalla galbeedka Itoobiya, kuna hareeraysan caasimadda federaalka ee Addis Ababa, kaas oo sheegay in uu goobjoog ka ahaa weerar dhinaca cirka ah oo Axaddii lagu dilay illaa 60 qof oo uu ku jiro adeerkiis.

- Advertisement -

Gobolka Oromiya oo ay ku nool yihiin qoomiyada ugu badan ee dalka Itoobiya oo ay ku nool yihiin in ka badan 40 milyan ayaa waxaa sanado badan ka socday rabshado ka dhashay xaqiraadda iyo dayaca dowlada federaalka oo xiliyada qaar ku cadaadin jirtay gobolka.

Xukuumadda iyo afhayeennada ciidamada ayaan wax jawaab ah ka bixin Khamiistii codsiyo ah inay ka hadlaan eedeymaha uga yimid jabhadda mucaaradka Oromada ee OLF iyo kooxda hubaysan ee ka goosatay ee Oromo Liberation Army (OLA).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts