HomeWararDhibaatooyinka ka dhashay Abaaraha iyo Colaadaha oo Saameeyay dad danyar ah

Dhibaatooyinka ka dhashay Abaaraha iyo Colaadaha oo Saameeyay dad danyar ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Abaarta ka jirta Soomaaliya, ayaa ah mid ka sii dareysa maalinba maalinta ka dambeysa, iyadoo ay noqotey cabashada shacabka mid xad dhaaf ah. Dadka qaar ayaa waxaa abaarta u dheer colaad, ay sheegeen in xaaladda ay uga sii dartay. Dagaalada ka socda gobolka Hiiraan, ayaa waxay sababeen in qaar ka mid ah dadka degaanadaasi ay […]

- Advertisement -

Abaarta ka jirta Soomaaliya, ayaa ah mid ka sii dareysa maalinba maalinta ka dambeysa, iyadoo ay noqotey cabashada shacabka mid xad dhaaf ah.

Dadka qaar ayaa waxaa abaarta u dheer colaad, ay sheegeen in xaaladda ay uga sii dartay.

- Advertisement -

Dagaalada ka socda gobolka Hiiraan, ayaa waxay sababeen in qaar ka mid ah dadka degaanadaasi ay ka qaxaan guryahoodii.

Qaar ka mid ah dadka ku barakacay dagaalka kasocda gobolka HIiraan sheegay in ay jirto xaalad nololed oo aad u liidata oo ay wajahyaan haatan, waxaa sidoo kale ay intaa ku dareen in ay u baahan yihiin garab istaag buuxa oo loo sameeyo dadkaasi danyarta ah ee abaaraha iyo colaaduhu saameeyen, waxaana qaar badan oo ka mid ah ay ka barakeceen tuulada Yasooman ee hoostagta degmada Buulo-Burde, ee gobolka Hiiraan.

Qaarkood waxaa galeen safari lug ah oo aad u dhib badan,iyagoo ugu dambeyna gaaray magaalada Baydhabo.

Latest stories