HomeWararWasiirka Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Heya’adda Nadra

Wasiirka Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Heya’adda Nadra

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay hey’adda NADRA ee ka shaqeysa diiwaangelinta dadweynaha iyo arrimaha aqoonsi sameynta. Shirkan oo sidoo kale uu goobjoog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Cabdixakim Ashkir, Agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay hey’adda NADRA ee ka shaqeysa diiwaangelinta dadweynaha iyo arrimaha aqoonsi sameynta.

Shirkan oo sidoo kale uu goobjoog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Cabdixakim Ashkir, Agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane Caydaruus Macali Xasan,agaasime ku xigeenka, ahna sii hayaha madaxa hey’adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed (DADSOM) Marwo Fahmo Xaaji Maxamuud, mas’uuliyiin ka kala socotay wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta iyo Villa Somalia ayaa waxaa lagu falanqeeyey warbixin qiimeyn ah oo ay soo diyaariyeen guddiga farsamo ee dowladda taas oo la xiriirtay shaqada NADRA, iyada labada dhinac la isdhaafsaday wixii fikrado ah, laguna ballamay in lasii wado ambaqaado kulamo kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts