HomeWararShirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Magaalada Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa si rasmi ah uga furmay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo ay ka qayb galayaan dhammaan Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran. Shirka ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Sooomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, RW Xamse Barre iyo ku xigeenkiisa, Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir. Shirka ayaa Madaxdu uga wada hadli […]

- Advertisement -

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa si rasmi ah uga furmay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo ay ka qayb galayaan dhammaan Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran.

Shirka ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Sooomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, RW Xamse Barre iyo ku xigeenkiisa, Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir.

- Advertisement -

Shirka ayaa Madaxdu uga wada hadli doonaan Xaaladda guud ee Dalka gaar ahaan Howlgalada socda dalka, ee ka dhanka ah AL-Shabaab, kuwaasi oo si dar-dar leh uga socda Gobolada dalka.

Shirkaan ayaa ka duwan shirarkii hore waxaana uu kusoo aadayaa Xili dalka ay si xooggan kaga bilowdeen dagaallo xooggan oo u dhexeeya Dowladda iyo AL-Shabaab, waxaana shirkaan si gaar ah diiradda loogu saari doonaa sidii loosie xoojin lahaa dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab.

Latest stories