HomeWararShiinaha oo la ogaaday inuu Saldhig Qarsoodi ah ka sameystay Gudaha dalka...

Shiinaha oo la ogaaday inuu Saldhig Qarsoodi ah ka sameystay Gudaha dalka Netherlands

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Netherlands ayaa maanta sheegtay inay baareyso warbixino sheegaya in China ay laba saldhig oo boolis oo sharci-darro ah ka sameysatay dalkaas, kuwaas oo ay u adeegsato inay ku dhibaateyso mucaaradka. Warbaahinta Netherlands ayaa ku warramay in xarumahan oo ku yaalla Amsterdam iyo Rotterdam lagu sheegay kuwa yabooha caawimaad diblomaasiyadeed, balse aan lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Netherlands ayaa maanta sheegtay inay baareyso warbixino sheegaya in China ay laba saldhig oo boolis oo sharci-darro ah ka sameysatay dalkaas, kuwaas oo ay u adeegsato inay ku dhibaateyso mucaaradka.

Warbaahinta Netherlands ayaa ku warramay in xarumahan oo ku yaalla Amsterdam iyo Rotterdam lagu sheegay kuwa yabooha caawimaad diblomaasiyadeed, balse aan lagu wargelin dowladda Netherlands.

- Advertisement -

“Saldhigyada booliis” waxaa loo adeegsadaa in lagu aamusiyo mucaaradka siyaasadeed ee Shiinaha, waxaa sidaas weriyey warbaahinta RTL iyo website-ka sirta baara ee Follow the Money, kuwaas oo soo xigtay mucaarad Shiinees ah oo ku nool Netherlands.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda China ayaa sheegtay in warbixinadaas “ay gebi ahaan yihiin been” waxayna intaas ku dartay in “goobaha adeegga” looga dan leeyahay in muwaadiniinta dibedda ku nool looga caawiyo arrimo ay ka mid yihiin inay cusbooneysiiyaan shatiga wadista baabuurka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts