HomeWararDibadbaxyo looga soo horjeedo dilka Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ka dhacay Jig-Jiga

Dibadbaxyo looga soo horjeedo dilka Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ka dhacay Jig-Jiga

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dibadbaxyo looga soo horjeedo dilka xildhibaan Juweeriya Subcis ayaa ka dhacay Magaalada Jigjiga kadib markii shaley askari ka tirsan booliska federaalka Itoobiya uu garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ku dilay xilli uu rasaas ku furay halkaas. Dadweyne careysan ayaa isugu soo baxay guriga xildhibaan Juweeriya, waxay dalbanayaan caddaalad. Taliyaha booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa […]

- Advertisement -

Dibadbaxyo looga soo horjeedo dilka xildhibaan Juweeriya Subcis ayaa ka dhacay Magaalada Jigjiga kadib markii shaley askari ka tirsan booliska federaalka Itoobiya uu garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ku dilay xilli uu rasaas ku furay halkaas.

Dadweyne careysan ayaa isugu soo baxay guriga xildhibaan Juweeriya, waxay dalbanayaan caddaalad.

- Advertisement -

Taliyaha booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in aanan weli la ogeyn sababta uu askarigaas xabadda ugu furay dadkii safrayay, balse uu socdo baaritaan.

Wuxuu intaa ku daray in gacanta lagu soo dhigay Askariga ka tirsan ciidamada Federaalka Itoobiya ee ilaaliya garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga, kaas oo rasaas uu furay ay ku dhimatay gabar ka tirsaneyd xildhibaannada deegaanka Soomaalida ee dalkaas.

Latest stories