HomeWararDegmada Dharkenlay oo Guddoomiye Cusub loo magacaabay

Degmada Dharkenlay oo Guddoomiye Cusub loo magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenlay ee Gobolkani Banaaadir. Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmadda Dharkinleey, waxaana Masuulka la magacaabay uu horay ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliya. Gaashaanle Dhexe, Yuusuf Xundubey ayaa xilal kala geddisan kasoo qabtay qeybaha Ciidanka, waxaana haatan loo magacaabay Guddoomiyaha Cusub […]

- Advertisement -

Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenlay ee Gobolkani Banaaadir.

Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmadda Dharkinleey, waxaana Masuulka la magacaabay uu horay ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

- Advertisement -

Gaashaanle Dhexe, Yuusuf Xundubey ayaa xilal kala geddisan kasoo qabtay qeybaha Ciidanka, waxaana haatan loo magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee degmada Dharkeenlay.

Shalay ayay ahayd markii Guddoomiye Cusub loo magacaabay Degmada kaxda ee isla Gobolka Banaadir.

Latest stories