HomeWararBooliiska Uganda oo baaritaan ku haya Dab ka kacay Iskuul ay wax...

Booliiska Uganda oo baaritaan ku haya Dab ka kacay Iskuul ay wax ku bartaan Arday aragga naafo ka ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Booliiska dalka Uganda ayaa baaraya sababta eentay dab ka kacay iskuul ay wax ku bartaan arday aragga naafo ka ahaa, kaas oo ay ku dhinteen 11 gabdhood oo da’doodu u dhaxeyso 4 ilaa 13 sano jir. Dabka ka kacay Iskuulka Indhoolayaasha ee Salama oo ku yaalla bartamaha degmada Mukono ee dalka Uganda ayaa kacay wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliiska dalka Uganda ayaa baaraya sababta eentay dab ka kacay iskuul ay wax ku bartaan arday aragga naafo ka ahaa, kaas oo ay ku dhinteen 11 gabdhood oo da’doodu u dhaxeyso 4 ilaa 13 sano jir.

Dabka ka kacay Iskuulka Indhoolayaasha ee Salama oo ku yaalla bartamaha degmada Mukono ee dalka Uganda ayaa kacay wax yar saqdii dhexe ee Isniintii, waxaana dabkan uu ka kacay qeyb ay ku sugnaayeen 17 carruur ah.

- Advertisement -

Ku xigeenka afhayeenka booliska Kampala Luke Owoyesigire ayaa sheegay in booliisku ay geeyeen koox sameysa baaritaan , kuwaas oo sameyn doona baaritaanno dhinaca DNA kahor inta aan meydadka carruurta dhintay lagu wareejin qoysaskooda.

“Sababta dabkan hadda lama garanayo. Laakiin illaa hadda, 11 dhimasho ah ayaa la xaqiijiyay, halka lix kale ay xaaladoodu liidato,” ayuu yiri Owoyesigire.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts