HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo farriin u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee UK

Madaxweynaha Soomaaliya oo farriin u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee UK

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Britain, Rishi Sunak.

Wasiirkii hore ee Maaliyadda dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa ku guuleystay hoggaanka xisbiga Conservative-ka Britain, ka dib markii ay Penny Mordaunt oo la tartamaysay heli weyday inta badan codadka xildhibaannada.

- Advertisement -

Boqortooyada Uk iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka dhexeeya xiriir adag oo laba geesood ah oo ku dhisan iskaashi iyo ixritaam, wuxuuna madaxne Xasan Sheekh u rajeeyay Ra’iisulwasaare Rishi Sunak inuu sii kobciyo iskaashiga iyo adkaynta danaha labada dhinac.

Latest stories