HomeCaalamkaWariye u dhashay dalka Pakistan oo lagu toogtay Kenya

Wariye u dhashay dalka Pakistan oo lagu toogtay Kenya

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in la toogtay weriye caan ah oo u dhashay dalka Pakistan. Arshad Shariif ayaa xaley lagu toogtay magaalada Kajiado oo aan sidaa uga fogeyn Nairobi. Afhayeenka booliska Kenya ayaa sheegay inay baarayaan sababta ka dambeysay dilka weriyaha. Warbaahinta gudaha ayaa ku warrantay in weriyaha la toogtay xilli jidgooyo loo dhigay waddada […]

- Advertisement -

Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in la toogtay weriye caan ah oo u dhashay dalka Pakistan.

Arshad Shariif ayaa xaley lagu toogtay magaalada Kajiado oo aan sidaa uga fogeyn Nairobi.

- Advertisement -

Afhayeenka booliska Kenya ayaa sheegay inay baarayaan sababta ka dambeysay dilka weriyaha.

Warbaahinta gudaha ayaa ku warrantay in weriyaha la toogtay xilli jidgooyo loo dhigay waddada isku xirta Nairobi iyo Magadi.

Xaaska weriyaha ayaa barta Twitter-ka ku xaqiijisay in seygeeda lagu toogtay gudaha Kenya.

- Advertisement -

Weriye Arshad Shariif ayaa warbixinno ka diyaarinayay eedeymo musuq maasuq iyo eedeymo ka dhan ah saraakiisha Pakistan taasoo horseeday in mas’uuliyiinta ay dhibsadeen.

Inta uusan dhiman weriyaha wuxuu ka shaqeynayay warbixin dabagal ah oo ay kasoo muuqanayeen weriyeyaal ka socda qeybo caalamka taasoo lagu eegayay eedeymaha ku aadan kooxo dambiilayaal ah oo abaabulan oo saraakiisha Pakistan xiriir la leh.

Latest stories