HomeWararMaxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil Toogasho ah ku fulisay Xubno lagu...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil Toogasho ah ku fulisay Xubno lagu Helay Al-Shabaabnimo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar,kuwaasi oo lagu helay inay ka tirsanaayeen AL-Shabaab. Labada Ruux ee dilka Toogashada ah lagu fuliyay ayaa la sheegay in ay horay Magaalada Muqdisho uga gaysteen dilal qorsheysan, waxaana Maxkamadda oo horay xukunka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar,kuwaasi oo lagu helay inay ka tirsanaayeen AL-Shabaab.

Labada Ruux ee dilka Toogashada ah lagu fuliyay ayaa la sheegay in ay horay Magaalada Muqdisho uga gaysteen dilal qorsheysan, waxaana Maxkamadda oo horay xukunka ugu riday ay sheegtay in ay ku heshay Caddeymoku filan.

- Advertisement -

Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar ayaa AL-Shabab ka tirsanaa in muddo ah, waxaana howgaladooda iyo dilalka ay qayb ka ahaayeen tan iyo 2014-kii.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka dhawaan xukun dil ah ku fulisay Nin horay u dilay Wasiir, sanadkii 2017-kii, kaasi oo ugu dambeyn dilkiisu uu dhacay sanadkaan.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts