HomeWararWeerar ku bilowday Qarax oo lagu qaaday Hotel ku yaal Kismaayo &...

Weerar ku bilowday Qarax oo lagu qaaday Hotel ku yaal Kismaayo & Dabley gudaha u gashay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Qarax Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lagu weeraray Hotelka Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland. Qarax ayaa waxaa xigay rasaas xooggan oo aaga qaraxu ka dhacay is qabsatay, isla markaana waxaa hotelka Tawakal gudaha u […]

- Advertisement -

Qarax Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lagu weeraray Hotelka Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland.

Qarax ayaa waxaa xigay rasaas xooggan oo aaga qaraxu ka dhacay is qabsatay, isla markaana waxaa hotelka Tawakal gudaha u galay dabley hubeysan, kuwaasi oo hotelka ka dhex dagaalamaya, waxaana la maqlayaa rasaas xooggan oo dhaceysa.

- Advertisement -

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay magaalada Kismaayo, Ciidamo farabadan oo kamid ah kuwa ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa gaaray goobta.

Latest stories