HomeWararSawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Dekedda cusub ee Garacad

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Dekedda cusub ee Garacad

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Maanta gaaray deegaanka Garacd ee Gobolka Mudug dhanka dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa Garoonka degaanka Garacd kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ku-xigeenkiisa, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida, Xildhibaano, Wasiiro iyo xubno kale. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Maanta gaaray deegaanka Garacd ee Gobolka Mudug dhanka dowlad Goboleedka Puntland.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa Garoonka degaanka Garacd kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ku-xigeenkiisa, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida, Xildhibaano, Wasiiro iyo xubno kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinay Madaxweyne Saciid Deni ayaa goor dhow si wadajir ah  xarigga uga  jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa Munaasabadda xarig jarka dekadda cusub ee Garacad ka jeediyey khudbad uu ku boggaadiyey horumarka deegaanka iyo isku tashiga ay sameeyeen dadka Puntland.

Waa dekeaddiis hanaad ee ay Soomaaliya yeelaneyso Garacad, waxaana lagu maalgaliyay in ka badan 300 milyan oo dollar, iyadoo mashruucaan uu noqdo kuwii ugu weynaa dalka laga hirgeliyo burburkii kadib.

- Advertisement -

Dekedda Garacad ayaa sidoo kale muhiim u noqon doonto isku xirka ganacsiga Soomaaliya iyo Itoobiya, maadaama ay tahay dekedda ugu dhow ee xigta dhinaca Itoobiya.

Latest stories