HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa gaaray Jabuuti & ujeedka safarkiisa

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa gaaray Jabuuti & ujeedka safarkiisa

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa fiidnimadii Caawa safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Madaxweynaha ayaa waxaa si diirran Garoonka diyaaradaha Jabuuti ugu soo dhaweeyey dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladdaas, kadibna waxaa loo galbiyey dhinaca Madaxtooyada. Madaxweyne […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa fiidnimadii Caawa safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

Madaxweynaha ayaa waxaa si diirran Garoonka diyaaradaha Jabuuti ugu soo dhaweeyey dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladdaas, kadibna waxaa loo galbiyey dhinaca Madaxtooyada.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jabuuti kaga qeyb galaya shir looga hadlayo Isbeddelka Cimilada iyo Abaaraha soo noq-noqday ee aafeeyay gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Jabuuti waxa uu wada-hadallo ku qotoma iskaashiga labada dal ee dhanka amaanka iyo la dagaallanka Al-shabaab la yeelanayaa dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.

Latest stories