HomeWararMadaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray deegaanka Garacad

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray deegaanka Garacad

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey deeganka Garacad ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Goliyaasha Maamulka iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Madaxweynaha kusoo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha deeganka Garacad ee Puntland. Socdaalka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey deeganka Garacad ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Goliyaasha Maamulka iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Madaxweynaha kusoo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha deeganka Garacad ee Puntland.

- Advertisement -

Socdaalka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ee deeganka Garacad ayaa ah ka qeybgalka Furitaanka Dekeda cusub ee laga dhisay deegaankaasi.

Deeganka Garacad ee Gobolka Mudug ayaa waxaa haatan ka socota Munaasabad xarriga looga jarayo wejiga koowaad ee dekadda cusub ee Garacad, sidoo kalena waxaa deegaanka ku sugan mas’uuliyiin farabadan, Ganacsato, Isimo iyo xubno kale oo badan.

Latest stories