HomeWararKulan looga hadlaayay Isbedelka Cimilada Adduunka oo Maanta ka dhacay Muqdisho

Kulan looga hadlaayay Isbedelka Cimilada Adduunka oo Maanta ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka  Salah Jama ayaa maanta xafiiskiisa shir kula yeeshay xubno kamid ah Golaha Wasiiradda Xukuumadda kaasi oo looga hadlaayey Isbadalka Cimilada Adduunka iyo saamaynta uu dalka ku yeeshay. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa Wasiiradda ka dhagaystay warbixinno ku saabsan hawlaha Wasaarad walba ku leedahay Isbedelka cimilada iyo ilaalinta deegaanka. Saalax ayaa dhankiisa kula […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka  Salah Jama ayaa maanta xafiiskiisa shir kula yeeshay xubno kamid ah Golaha Wasiiradda Xukuumadda kaasi oo looga hadlaayey Isbadalka Cimilada Adduunka iyo saamaynta uu dalka ku yeeshay.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa Wasiiradda ka dhagaystay warbixinno ku saabsan hawlaha Wasaarad walba ku leedahay Isbedelka cimilada iyo ilaalinta deegaanka.

- Advertisement -

Saalax ayaa dhankiisa kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan qaabkii Wasaarad walba uga qayb qaadan lahayd ilaalinta deegaanka oo shalay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud uu daahfuray mashruuca dhiraynta dalka oo loogu magac daray Soomaaliya cagaaran oo dalkoo dhan dhir lagu beerayo.

Waxaa shirka qayb ka ahaa Wasiirada Wasaaradaha Maaliyadda, Qorshaynta, Deegaanka, Kalluumasiga iyo Khayraadka Badda, Xannaanada Xoolaha, Beeraha iyo Waraabka iyo Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

Latest stories