HomeWararDagaal u dhexeeyay maleeshiyo hubeysan oo Maanta ka dhacay degaano ka tirsan...

Dagaal u dhexeeyay maleeshiyo hubeysan oo Maanta ka dhacay degaano ka tirsan Mudug

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Faah faahino ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo Maanta ka dhacay deegaano u dhaxeeyo laanwaalay iyo  Degmada Saaxo ee Gobalka Mudug, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey saddex qof ayaa ku dhintay dagaalka, halka dhowr qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo dhammaantood ahaa […]

- Advertisement -

Faah faahino ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo Maanta ka dhacay deegaano u dhaxeeyo laanwaalay iyo  Degmada Saaxo ee Gobalka Mudug, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyey saddex qof ayaa ku dhintay dagaalka, halka dhowr qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo dhammaantood ahaa dhinacyadii uu dagaalka dhexmaray, sida ay kusoo warramayaan qaar kamid ah dadka deegaanka.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dagaalka u dhexeeyay labada maleeshiyo beeleed uu markii hore ka bilowday muran la xiriira dhul ku yaalla inta u dhexeeysa deegaannada laanwaalay iyo  Degmada Saaxo ee Gobalka Mudug.

Dagaalkan ayaa haatan istaagay, isla markaana waxaa socda dadaalo kala duwan oo lagu doonayo in lagu dhex galayo labada maleeshiyo beeleed ee Maanta dirirto dhexmartay, kuwaasi oo kasoo kala jeeda Gobolka Mudug ee maamulada Puntland iyo Galmudug.

Latest stories