HomeWararWasiirka A/Gudaha oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka

Wasiirka A/Gudaha oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM).

Kulankan uu sidoo kale goobjoog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Caydaruus Macalin Xasan ayaa waxaa dhanka hey’adda IOM hoggaaminayey David Womble  oo ah isu duwe sare xagga mashaariicda, waxaa kale oo ku wehliyey qaar ka tirsan howlwadeennada xafiiska hey’adda ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Inta uu shirka socday arrimaha ay labada dhinac xoogga saareen waxaa ka mid ahaa dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab, arrimaha xasillinta iyo guud ahaan dib u heshiisiinta.

Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha XFS mudane Axmed Macallim Fiqi oo kulanka ka hadlay ayaa bogaadiyey wadashaqeynta ay hey’adda IOM la leedahay wasaaradda iyo guud ahaan xukuumadda, isaga oo intaa raaciyey in ay si dhow ula shaqeyn doonaan.

Mudane Fiqi ayaa adkeeyey in kulankan iyo midkii ka horreey iyo kuwa soo socdaba uu ujeedku yahay howlo farsamo oo looga arrinaanayo xoojinta dadaallada lagu taageerayo dagaallada ka dhanka ah argigixisada Al-shabaab, sidii ay usoo kaban lahaayeen deegaannada howlagallada ka socdaan iyo weliba xasilllintooda, iyada oo ay meeshana ka marneyn dib u heshiisiinta.

- Advertisement -

Latest stories