HomeWararCiidanka Xoogga oo la wareegay Degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo la wareegay Degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku waramaya in Cidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegay degaanno dhowr ah oo ka tiran Gobolkaaasi. Degaanada Cusub ee ay Saaka Ciidanku la wareegeen ayaa waxaa ka mid ah degaanno muhiim u ah isku socodka guud ee Gobolka Shabeellaha dhexe, kuwaasi oo horay dagaalamaayasha AL-Shabaab […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku waramaya in Cidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegay degaanno dhowr ah oo ka tiran Gobolkaaasi.

Degaanada Cusub ee ay Saaka Ciidanku la wareegeen ayaa waxaa ka mid ah degaanno muhiim u ah isku socodka guud ee Gobolka Shabeellaha dhexe, kuwaasi oo horay dagaalamaayasha AL-Shabaab ay in muddo ah u maamulayeen.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay waxaa ay sheegayaan in Ciidanku ay si buuxda ula wareegeen tuulooyinka Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey kuwaasi oo dhammaantood ku yaala inta u dhaxaysa magaalada Jowhar iyo degmada Raageceele ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Deegaanadaan ayaa ahaa kuwa muhiim u ahaa AL-Shabaab, waxaana howlgalkaan uu qayb ka yahay howl;gallo Culus oo dhawaanahaan abaabulkisu ka socday Gobolka Shabeellaha dhexe.

 

Latest stories