HomeWararWasiirka Gaashaandhigga oo ku dhawaaqay dagaal Culus oo ka dhan ah AL-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga oo ku dhawaaqay dagaal Culus oo ka dhan ah AL-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka ee Qaybta 60aad. Kulanka Wasiirka ayaa waxaa ku weheliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage, waxaana ay si wadajir ah kulan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka ee Qaybta 60aad.

Kulanka Wasiirka ayaa waxaa ku weheliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage, waxaana ay si wadajir ah kulan ulaqaateen saraakiisha  Qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka, iyagoo ku boorriyay in dar dar-dar galiyaan  Howlgalada ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab.

- Advertisement -

Wasiirka oo Ciidanka u jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa waxaa uu faray Saraakiisha in ay labajibaaraan dagaalka Al-Shabaab, waxaana uu intaa ku daray in dowladdu ay si gaar ah xoogga u saari doonto sidii degaanadaasi looga saari lahaa AL-Shabaab.

Shalay ayay ahayd markii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage.

Kulanka Madaxweyne Laftagareen, Wasiirka Gaashandhiga iyo Taliyaha Xooga Dalka waxaa looga Hadlay Xoojinta Howlgalada Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts