HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Marwo Eliane Tillieux, oo ku soo dhaweysay xarunta baarlamaanka ee Brussels. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada dalka Belgium Marwo Eliane Tillieux, ayaa wafdiga uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mahadcelisay inay soo booqdaan […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Marwo Eliane Tillieux, oo ku soo dhaweysay xarunta baarlamaanka ee Brussels.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada dalka Belgium Marwo Eliane Tillieux, ayaa wafdiga uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mahadcelisay inay soo booqdaan xarunta baarlamaanka Belgium iyadoo ballan qaaday in la xoojin doono xirirka saaxiibtinimadda labada Baarlamaan, iyagoona iska kaashanaya dhanka aqoonta, horumarinta iyo tayada shaqaalaha BJFS.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdigiisa ayaa uga mahadceliyay soo dhaweynta balaaran ee loo sameeyey waxaana uu dhankiisa ballan qaaday inay kawada shaqeeyaan horumarinta baarlamaanka aqoon kororsiga xildhibaannadda iyo howlwadeennada Golaha Shacabka.

Latest stories