HomeWararRW Xamse Cabdi Barre oo si weyn loogu Soodhaweeyay Magaalada Jig-jiga

RW Xamse Cabdi Barre oo si weyn loogu Soodhaweeyay Magaalada Jig-jiga

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaana halkaaskusoo dhaweeyay madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustafe Cumar iyo mas’uuliyiin kale. Lama ogo sababta ka dambeysay booqashada Ra’iisul Wasaaraha ee Jigjiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Itoobiya wuxuu halkaas kaga qeybgalay madasha Tana oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaana halkaaskusoo dhaweeyay madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustafe Cumar iyo mas’uuliyiin kale.

Lama ogo sababta ka dambeysay booqashada Ra’iisul Wasaaraha ee Jigjiga.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Itoobiya wuxuu halkaas kaga qeybgalay madasha Tana oo looga hadlayay amniga qaaradda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts