HomeWararQaban-qaabada Soodhaweynta da’yarta Qaranka oo Muqdisho ka socota

Qaban-qaabada Soodhaweynta da’yarta Qaranka oo Muqdisho ka socota

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waxaa maagaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si weyn looga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loo sameynayo Ciyaartoyda da’doodu ka hooseyso 17 sano oo dhawaan guul taariikhi ah kasoo hooyay Tartanka CECAFA Under 17, kaasi oo lagu qabtay Magaalada Adis-Ababa ee Caasimaddda Dalka Itoobiya. Soodhaweyn heerkeedu sarreeyo ayaa haatan ka socota garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maagaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si weyn looga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loo sameynayo Ciyaartoyda da’doodu ka hooseyso 17 sano oo dhawaan guul taariikhi ah kasoo hooyay Tartanka CECAFA Under 17, kaasi oo lagu qabtay Magaalada Adis-Ababa ee Caasimaddda Dalka Itoobiya.

Soodhaweyn heerkeedu sarreeyo ayaa haatan ka socota garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cismaan, waxaana sidoo kale la filayaa in Caasimadda lagu qabto Xaflado waa weyn oo lagu dhiirralinayo da’yarta qaranka.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, bahda Cayaaraha, Saxafiyiin iyo dad weyne kale oo ka tirsan Mucaashiqiinta Kubadda cagta ayaa haatan ku sugan garoonka diyaaradaha.

Xalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts