HomeWararMadaxweyne Yoweri Museveni oo Bandow kusoo rogay dalkiisa + sababta keentay

Madaxweyne Yoweri Museveni oo Bandow kusoo rogay dalkiisa + sababta keentay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sabtidii sheegay in dowladdiisu ay hergelin doonto bandow xilliga habeenkii ah, kaas oo saameyn doonaan goobaha cibaadada, kuwa madadaalada, socotada iyo dadka kale ee ka baxaya laba degmo oo uu cudurka Eboa ka jiro. Tallaabooyinkan looga dan leeyahay in lagu xakameeyo faafista cudurka Ebola ayaa si degdeg ah looga dhaqan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sabtidii sheegay in dowladdiisu ay hergelin doonto bandow xilliga habeenkii ah, kaas oo saameyn doonaan goobaha cibaadada, kuwa madadaalada, socotada iyo dadka kale ee ka baxaya laba degmo oo uu cudurka Eboa ka jiro.

Tallaabooyinkan looga dan leeyahay in lagu xakameeyo faafista cudurka Ebola ayaa si degdeg ah looga dhaqan gelin doonaa degmooyinka Mubende iyo Kassanda ee bartamaha Uganda, oo xudun u ah cudurka Ebola, sida uu Meveni ku sheegay khudbad uu dadka kula hadlayay oo laga sii daayay taleefishinka.

- Advertisement -

“Kuwani waa tallaabooyin ku meel gaar ah oo lagu xakameynayo fiditaanka Ebola. Waa in aan dhammaanteen la shaqeynaa maamulka si aan cudurkan ugu soo afjarno waqtiga ugu yar ee suurtogalka ah,” ayuu yiri Museveni.

Museveni ayaa sheegay in 19 qof ay dhinteen tan iyo markii dalkan ku yaal bariga Afrika uu ku dhawaaqay in uu cudurka Ebola ka dillaacday 20-kii Sebtember.

Latest stories