HomeWararXulka Qaranka Somalia ee 17-sanno jirada oo ku guuleystay Koobka Bariga iyo...

Xulka Qaranka Somalia ee 17-sanno jirada oo ku guuleystay Koobka Bariga iyo Bartmaha ee Cecafa

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Xulka qaranka ee Soomaaliya da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku guuleystay koobka ciyaaraha bariga iyo bartmaha ee Cecafa. Soomaaliya waxay 3-1 uga badisay xulka South Sudan. Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa haatan lagu soo gabagabeeyay garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Xulka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa maalmihii […]

- Advertisement -

Xulka qaranka ee Soomaaliya da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku guuleystay koobka ciyaaraha bariga iyo bartmaha ee Cecafa.

Soomaaliya waxay 3-1 uga badisay xulka South Sudan.

- Advertisement -

Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa haatan lagu soo gabagabeeyay garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Xulka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa maalmihii lasoo dhaafay wacdaro ka dhigayay tartanka, waxay kasoo badiyeen Itoobiya iyo Uganda.

Latest stories