HomeWararRa’iisul Wasaare Xamse Barre oo kulan la yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Uganda

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo kulan la yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Uganda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre oo ka qaybgalaya shirka caalamiga ah ee madasha Tana Forum, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Bahir Dar ee shirku ka socdo Madaxweyne Ku Xigeenka Uganda, Jessica Alupo. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre oo ka qaybgalaya shirka caalamiga ah ee madasha Tana Forum, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Bahir Dar ee shirku ka socdo Madaxweyne Ku Xigeenka Uganda, Jessica Alupo.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha TanaForum oo sanadkan si gaar ah looga hadlayay sidii loo maareyn lahaa khataraha amniga ee soo wajahaya qaaradda Afrika.

Latest stories