HomeWararMaxaa looga hadlay kulanka Todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir?

Maxaa looga hadlay kulanka Todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir?

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Shirka Degmooyinka iyo deegaanada Maamulka Gobolka Banaadir. Shirka ayaa Todobaadkaan looga hadlay Adkeynta Amniga iyadoo la isku xeraayo Bulshada iyo Laamaha Amaanka si looga hortago falalka amni darro ee xilliyada qaarkood ka dhaca magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Shirka Degmooyinka iyo deegaanada Maamulka Gobolka Banaadir.

Shirka ayaa Todobaadkaan looga hadlay Adkeynta Amniga iyadoo la isku xeraayo Bulshada iyo Laamaha Amaanka si looga hortago falalka amni darro ee xilliyada qaarkood ka dhaca magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka Todobaadlaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa diirada lagu saaray Sare u qaadida Bilicda iyo Nadaafada Muqdisho iyo u gurmashada dadka ay Abaaruhu  saameeyeen kuwooda soo gaaray magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kula dardarmaay Madaxda degmooyinka Gobolka in bulshada si hufan loogu qidmeeyo iyo sidoo kale xoojinta wadashaqeynta maamulka degmada, laamaha amniga iyo shacabka si loogu guuleysto ka hortaga  falalka amni darro.

Latest stories