HomeWararDowladda Federaalka oo Maanta soo saartay Digniin adag oo ku socota Ganacsatada

Dowladda Federaalka oo Maanta soo saartay Digniin adag oo ku socota Ganacsatada

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Digniin ku socota Ganacsatada, iyagoona uga digay inay taageero lacag siiyaan dagaalamayaasha Al-shabaab, sida uu waraahinta u sheegay Wasiirka Ganacsiga. Wasiir Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in laga bilaabo maanta ganacsidihii Al-shabaab taageero ama siiyo lacag […]

- Advertisement -

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Digniin ku socota Ganacsatada, iyagoona uga digay inay taageero lacag siiyaan dagaalamayaasha Al-shabaab, sida uu waraahinta u sheegay Wasiirka Ganacsiga.

Wasiir Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in laga bilaabo maanta ganacsidihii Al-shabaab taageero ama siiyo lacag ay dowladda Soomaaliya la wareegi doonto hantidiisa sidoo kalane loola dagaalami doono.

- Advertisement -

Wasiir Jabriil ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan Maraakiib la shaqeysa oo u sheega hantida ay wadaan iyo cadadka hantidaas ka hor inta aysan Soomaaliya soo gaarin, waxa uuna dalbaday in Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda uu arrintaas wax ka qabto.

“3 illaa 4 Shirkadood ayaa jira oo macluumaadka ganacsiga Dekadda kasoo daga siiya Al-shabaab Wasaaradda Dakaduhu wa inay Shatiga kala laabataa, sidoo Kale Nootaayooyinka Muqdisho waxay toos ula shaqeeyaan Al-shabaab” ayuu yiri Wasiirka.

Latest stories