HomeWararAfhayeenka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda oo la magacaabay

Afhayeenka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda oo la magacaabay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magacaabay Afhayeenka cusub ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Gaashaandhigga. Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Afhayeenka Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda u magacaabay inuu noqdo  Sarreeye guuto Cabdullaahi Cali Canood, si loo xoojiyo  xiriirka warbaahinta iyo Wasaaradda. Jeneraal Caanood ayaa xilal kala […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magacaabay Afhayeenka cusub ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Gaashaandhigga.

Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Afhayeenka Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda u magacaabay inuu noqdo  Sarreeye guuto Cabdullaahi Cali Canood, si loo xoojiyo  xiriirka warbaahinta iyo Wasaaradda.

- Advertisement -

Jeneraal Caanood ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana magacaabistiisa ay kusoo aadeysaa, iyada oo dalka uu ku jiro xaalad dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab, taasi oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha.

Latest stories