HomeWararRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Barre oo Maanta ku wajahan Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Barre oo Maanta ku wajahan Itoobiya

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalooyinka Addis Ababa, Bahardar Itoobiya iyo magaalada Jigjiga ee Caasimada Soomaali Galbeed. Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Xamse uu safarkiisa ugu horreeya ee Itoobiya uu ku tegayo magaalada Addis Aaba ee Caasimadda […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalooyinka Addis Ababa, Bahardar Itoobiya iyo magaalada Jigjiga ee Caasimada Soomaali Galbeed.

Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Xamse uu safarkiisa ugu horreeya ee Itoobiya uu ku tegayo magaalada Addis Aaba ee Caasimadda Itoobiya, kadibna uu safaro ku gaarayo magaalooyin kale, sida uu qorshahu yahay.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa kulamo kala duwan la qaadan doonaa Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar iyo mas’uuliyiin, isagoo kala hadli doona arrimo kala duwan oo ku aadan Gobolka.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa la filayaa inta uu socdaalka ku marayo magaalooyin kamid ah Itoobiya inuu la kulmao Soomaalida kunool caasimadda Addis Aaba iyo magaalada Jigjiga.

Latest stories