HomeWararTirada cudurka Ebola ugu dhimatay Uganda oo sii korortay

Tirada cudurka Ebola ugu dhimatay Uganda oo sii korortay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasaaradda caafimaadka Uganda ayaa xaqiijisay in qof qaba cudurka Ebola uu ku dhintay isbitaal ku yaalla caasimadda Kampala. Bukaanka waxa horey kooxaha caafimaadku u sheegeen in uu la macaamilay qof qaba cudurkaasi. Sida ay sheegtay wasiirka caafimaadka Dr. Jane Ruth Aceng, ninkan ayaa ka cararay tuuladii uu ku noolaa, isaga oo qariyay aqoonsigiisa, waxaana uu […]

- Advertisement -

Wasaaradda caafimaadka Uganda ayaa xaqiijisay in qof qaba cudurka Ebola uu ku dhintay isbitaal ku yaalla caasimadda Kampala.

Bukaanka waxa horey kooxaha caafimaadku u sheegeen in uu la macaamilay qof qaba cudurkaasi.

- Advertisement -

Sida ay sheegtay wasiirka caafimaadka Dr. Jane Ruth Aceng, ninkan ayaa ka cararay tuuladii uu ku noolaa, isaga oo qariyay aqoonsigiisa, waxaana uu booqday dhakhtar dhaqameed uu uga tagay gobol kale.

Bukaankan ayaa ku dhintay Kiruddu National referral Hospital 7-dii October. Tirakoobyada rasmiga ah ayaa muujinaya in ilaa iyo hadda laga helay dalka Uganda 54 kiis oo Ebola ah , 19 ka mid ah-na ay cudurka u dhinteen.

Latest stories