HomeWararDowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal khasaare badan dhaliyay oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Yasooman

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay 20 dagaalame oo Alshabaab ah ay ku dileen deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo weerareen.

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya dadka deegaanka siina hayay xogta abaabulka weerarka Al-Shabaab ayaa sheegay inay  ka hortageen weerarka kaga yimid dhanka dagaalamayaasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Inta lagu jiray hawlgalka waxaa ku dhintay 3 askari, kuwaasi oo la xaqiijiyay geeridooda, waxaana Saraakiisha Ciidanka Dowladda ay sheegeen in AL-Shabaabkii weerarka soo qaaday ay dib ugu celiyeen deegaanadii ay iska soo abaabuleen oo Yasooman u jira 20km.

Hoos ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxay Dowladda

- Advertisement -

 

Latest stories