HomeWararWafdi isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS oo gaaray Buulabarde

Wafdi isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS oo gaaray Buulabarde

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wafti wasiiro iyo xildhibaano  isugu jira oo ay hoggaamineeyso Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya  Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa gaaray Degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan. Waftiga waxaa sidoo kale ka mid ah Wasiirka Batroolka iyo  Macdanta  C/risaaq  Maxamed Cumar Wasiirka Haweenka  iyo xaquuqul insaanka fadaraalka iyo xubno kale. Waftiga ayaa Buuloburde u tagay […]

- Advertisement -

Wafti wasiiro iyo xildhibaano  isugu jira oo ay hoggaamineeyso Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya  Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa gaaray Degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan.

Waftiga waxaa sidoo kale ka mid ah Wasiirka Batroolka iyo  Macdanta  C/risaaq  Maxamed Cumar Wasiirka Haweenka  iyo xaquuqul insaanka fadaraalka iyo xubno kale.

- Advertisement -

Waftiga ayaa Buuloburde u tagay sidii loo dhiiri galin lahaay Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Latest stories