HomeWararSoomaaliya oo ka Qeyb galaysa Shirka 145-aad ee Baarlamaannada Adduunka

Soomaaliya oo ka Qeyb galaysa Shirka 145-aad ee Baarlamaannada Adduunka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaaladda Kigali ee caasimadda dalka Rwanda kaga qeyb galaayo Shirka 145-aad ee Baarlamaannada Adduunka, “International Parlaimentary Union”,. Shirka-weynaha guud ayaa lagu wadaa in maaanta uu si rasmi ah u furmo,xildhibaanada ayaana waxa ay kulamo  la yeesheen xubnaha Baarlamaannada waddamada Islaamka ah iyo baarlamaanka Carabta. Labada shirba, waxaa looga hadlay […]

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaaladda Kigali ee caasimadda dalka Rwanda kaga qeyb galaayo Shirka 145-aad ee Baarlamaannada Adduunka, “International Parlaimentary Union”,.

Shirka-weynaha guud ayaa lagu wadaa in maaanta uu si rasmi ah u furmo,xildhibaanada ayaana waxa ay kulamo  la yeesheen xubnaha Baarlamaannada waddamada Islaamka ah iyo baarlamaanka Carabta.

- Advertisement -

Labada shirba, waxaa looga hadlay xaaladaha waddamada Soomaaliya, Ciraaq, Yemen, Syria, qaddiyadda Falastiin iyo Pakistaan oo 1,700 oo qof ay ku nafwaayeen xaaladda daadadka ee dalkaas ka jirta tan iyo horraantii bishii June ee Sannadkan.

Dhankeenna, waxaan uga hadalnay xaaladda abaarta ee ka jirta Soomaaliya iyo dagaalka ay dowladda iyo dadka shacabka oo is kaashanayaan kula jiraan Al-Shabaab, oo aannu tilmaanay in loo baahanyahay taageero si aan uga guulaysanno labada mushkiladoodba.

Latest stories