HomeWararMaxay ka Wadahadleen Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxay ka Wadahadleen Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly ayaa khadka isgaadhsiinta kaga wada hadlay, qodobo ay ka mid yihiin in la xoojiyo xidhiidhka labada dal. Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK ayaa qoraal kooban ku daabacay bartiisa Twitterka, isagoo sheegay in dawladdiisu ay sii wadayso taageerada ay Soomaaliya ka siiso dhinaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly ayaa khadka isgaadhsiinta kaga wada hadlay, qodobo ay ka mid yihiin in la xoojiyo xidhiidhka labada dal.

Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK ayaa qoraal kooban ku daabacay bartiisa Twitterka, isagoo sheegay in dawladdiisu ay sii wadayso taageerada ay Soomaaliya ka siiso dhinaca la dagaalanka ururka al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Xoghayaha arrimaha debedda ee Britian ayaa sheegay in dalkiisu uu Soomaaliya ugu deeqay sannadkan in ka badan £50 milyan oo lacagta ingiriiska ah, taasoo ay si gaara loogu qorsheeyey in lagu taageero shacabka Soomaaliyeed ee dhibaataysan, gaar ahaan kuwa ay haysato cunto yaraanta, biyo la’aanta iyo adeegyada kale ee dhinaca caafimaadka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts