HomeWararXoghayaha Cusub ee G/Shacabka oo kulan la qaatay ku xigeenadda iyo Agaasime waaxeedyada

Xoghayaha Cusub ee G/Shacabka oo kulan la qaatay ku xigeenadda iyo Agaasime waaxeedyada

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BJFS Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa Maanta kulan la qaatay xoghaye ku xigeenadda iyo Agaasime  waaxeedyada Golaha Shacabka. Kulanka ayaa ahaa  isbarasho iyo xog-wareysi la xarriiro shaqada ay qabtaan waaxyaha kala duwan ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka Xoghayaha iyo Agaasime waxeedyada ayaa lagu falanqeeyey sida hufan ee looga shaqeyn karo […]

- Advertisement -

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BJFS Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa Maanta kulan la qaatay xoghaye ku xigeenadda iyo Agaasime  waaxeedyada Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa ahaa  isbarasho iyo xog-wareysi la xarriiro shaqada ay qabtaan waaxyaha kala duwan ee Golaha Shacabka BJFS.

- Advertisement -

Kulanka Xoghayaha iyo Agaasime waxeedyada ayaa lagu falanqeeyey sida hufan ee looga shaqeyn karo horumarinta Golaha Shacabka waxaana uu sheegay in Agaasime-yaasha iyo shaqaalaha aqoontooda iyo kartidooda ku  kalsoon yahay islamarkaana howl-waddeennada qaar aan fursan u helin tababarada  maskaxdooda iyo Tayadooda la dhisi doono.

Xoghayaha Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, oo ahmiyad gaar ah siiyey in Golaha laga helo adeegyo caafimaad oo tayo leh ayaa adkeeyey in la xoojiyo Baarlamaanka inuu yeesho qeyb u gaar ah Adeegyada Caafimaadka, kaas oo loogu tala galay Madaxda iyo shaqaalaha Baarlamaanka.

Latest stories