HomeWararRW Xamse Barre oo kormeer shaqo ku tagay Xarunta Dowladda Hoose ee...

RW Xamse Barre oo kormeer shaqo ku tagay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane  Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar si uu ugu kuurgalo howlaha ka socda iyo adeegyada muhiimka ah ee maamulku u hayo bulshada ku nool caasimadda Muqdisho.

Qaybaha kale duwan ee xarunta dowladda hoose ayuu Ra’iisul Wasaare Xamse kormeer guud ku sameeyay, wuxuuna warbixinno ka dhageystay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha, isaga oo ku boorriyay in ay dardar-geliyaan adeegyada mudnaanta u leh bulshada ku dhaqan caasimadda iyo hirgelinta hannaan ku dhisan maamul wanaag, kuwaasi oo kalsooni galinaya shacabka mas’uuliyada loo hayo.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) iyo xubnaha kale ee maamulka ayaa tillaamay doorka kaga aaddan iyo ahmiyadda ay leedahay in la horumariyo addeegyada aasaasiga ah iyo bilicda magaalada, isla markaana mudnaanta koowaad la siiyo sugidda amniga caasimadda

Latest stories