HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta kulan gaar ah la yeelanaya dhiggiisa Museveni

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta kulan gaar ah la yeelanaya dhiggiisa Museveni

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa lagu wadaa inuu kulan la qaato dhiggiisa dalkaas Yoweri Kaguta Museveni. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadli doonaa arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Uganda, Iskaashiga ee ku saleysan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa lagu wadaa inuu kulan la qaato dhiggiisa dalkaas Yoweri Kaguta Museveni.

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadli doonaa arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Uganda, Iskaashiga ee ku saleysan dhinacyada horumarinta iyo amniga.

- Advertisement -

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Uganda waxa uu kala qeyb geli doonaa Madaxda dalalka Gobolka xuska 60-guurada Uganda ee ka soo wareegtay xornimadooda, iyadoo Soomaaliya ay safka hore kaga jirtay dalalkii ku taageeray halgankii xornimo doonka Uganda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Uganda sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay xornimada dalkaas oo ay u dabbaal degayaan maalmahan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay uga mahad-celinayaan doworka ay ka qaadanayaan ciidamada Uganda, nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.

Latest stories