HomeWararDowladda Soomaaliya oo Turkiga la wadaagtay Qorshayaal hortabin leh

Dowladda Soomaaliya oo Turkiga la wadaagtay Qorshayaal hortabin leh

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya, Mehmet Yılmaz. Kulanka ayaa looga hadlay , xoojinta iskaashiga ee dhinacyada , horumarinta Shaqada, Shaqaalaha , xirfadaha iyo Arrimaha Bulshada. Wasiir Biixi Iimaan Cige ,  ayaa Safiirka la wadaagay qorshayaasha hortabinta u leh […]

- Advertisement -

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya, Mehmet Yılmaz.

Kulanka ayaa looga hadlay , xoojinta iskaashiga ee dhinacyada , horumarinta Shaqada, Shaqaalaha , xirfadaha iyo Arrimaha Bulshada. Wasiir Biixi Iimaan Cige ,  ayaa Safiirka la wadaagay qorshayaasha hortabinta u leh howlaha shaqo iyo hiigsiga Wasaaradda , iyadoo sidoo kale halkaa lagu soo bandhigay sida loo horumarin karo.

- Advertisement -

“Turkiga waa saaxib iyo dal muhiim u ah waddankeenna, xilligaana dadaalladane waxay ka qaadan karaan door iskaashi oo muhiim ah. “ayuu yiri Wasiir Biixi.

Waxaa sidoo kale kulanka lagu soo qaaday , sidii loo dhaqangelin lahaa is-afgarad ay horey u gaareen Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS iyo dhigeeda Dalka Turkiga.

Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yılmaz ayaa dhankiisa xaqiijiyay Dawladda Turkiga inay dedaal badan galinayso sidii loo horumarin lahaa shaqaalaha , xirfadaha , taageerrada Bulshada iyo kor u qaadista shaqada,
sidoo kale safiirka ayaa sheegay inay xoojinayaan dedaallada dib u soo kabashada ee Soomaaliya.

Latest stories