HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlay xasaradaha ka jira...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlay xasaradaha ka jira Gobolka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa magaalada Nairobi uga qayb-galey shir heer wasiir ah oo ay soo qaban qaabisay IGAD-ICPAC. Shirkaan ayaa looga hadlayey xasaradaha gobolka ka jira sida cunno yarida iyo abaaraha soo now-noqday, waxaana si gaar ah diiradda loogu saarey in si wadajir ah loo abaaro […]

- Advertisement -

Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa magaalada Nairobi uga qayb-galey shir heer wasiir ah oo ay soo qaban qaabisay IGAD-ICPAC.

Shirkaan ayaa looga hadlayey xasaradaha gobolka ka jira sida cunno yarida iyo abaaraha soo now-noqday, waxaana si gaar ah diiradda loogu saarey in si wadajir ah loo abaaro xasaradahaan iyadoo laga eegayo xiriirka u dhaxeeya gargaarka, horumarka iyo amniga (Humanitarian, Development and Peace nexus).

- Advertisement -

Wasiir Axmed Baashi oo madashaas khudbad ka jeediyay ayaa kasoo qeyb-galayaasha la wadaagay aragtida Soomaaliya ee ku aadan muhiimadda ay leedahay in jawaab mideysan laga bixiyo dhibaatooyinka abaaraha ee soo noq-noqday.

Dalka ayaa kamid ah dalalka Gobolka oo ay ka jiraan abaaro baahsan, waxaana socda gurmadyo kala duwan oo loo sameeynayo dadka abaareysan, Abaarta sanadkaan ku dhufatay Soomaaliya ayaa gaartay meel adag, iyadoona dad u dhinteen.

Latest stories