HomeWararSaraakiishii NISA iyo Booliska G/Hiiran oo looga yeeray Muqdisho kadib Qaraxyadii Baladweyne

Saraakiishii NISA iyo Booliska G/Hiiran oo looga yeeray Muqdisho kadib Qaraxyadii Baladweyne

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Saraakiisha NISA iyo Booliska ee Gobolka Hiiraan oo horay loogu eedeyay Qaraxyadii waa weynaa ee Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ayaa la sheegay in Looga yeearay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Kor. Isaaq Cali Cabdulle oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu ku yimid amar culus oo kaga yimid Muqdisho, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha NISA iyo Booliska ee Gobolka Hiiraan oo horay loogu eedeyay Qaraxyadii waa weynaa ee Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ayaa la sheegay in Looga yeearay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Kor. Isaaq Cali Cabdulle oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu ku yimid amar culus oo kaga yimid Muqdisho, waxaana wararka qaar ay tilmaamayaan in Xabsiga loo Taxaabay Taliyaha.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliyaha NISA ee Gobolka Hiiraan ayaa isaga loo yeeray, waxaana arrintaasi ay ka dambeysay kadib markii lala-xariiriyay masuuliyad darro weyn oo ku aaaddan Qaraxyadii maalmo ka hor ka dhacay Baladweyne.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa taliyayaasha NISA iyo Booliska Hiiraan ku eedeeyay inay gabeen doorkoodii sugidda amniga Beledweyne iyo wax ka qabashada dadkii ka dambeeyay Qaraxyadii ka dhacay Beledweyne.

Cali Jeyte oo shalay Warbaahinta u qabty shir jaraa’id ayaa eedeyn Culus u jeediyay labada masuul. Waxaana uu Dowladda Federaalka uu ka dalbaday in labada Masuul lagu sameeyo baaritaanno Culus, oo ku aaddan Qaraxyadii dhawaan ka dhacay Baladweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts