HomeWararRa’iisul Wasaare Xamse Barre oo magacaabay mas’uul cusub (Wareegto)

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo magacaabay mas’uul cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa waxaa si KMG ah uu xilka  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ugu magacaabay inuu noqdo Caydaruus Macalin Xasan Cabdulle, kaasi oo bedelaya mas’uulkii […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa waxaa si KMG ah uu xilka  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ugu magacaabay inuu noqdo Caydaruus Macalin Xasan Cabdulle, kaasi oo bedelaya mas’uulkii isaga ka horreeyay.

- Advertisement -

Magacaabista Caydaruus Macalin ayaa ku timid, kadib markii la arkay baahi loo qabo in la dardar-geliyo habsami u socodka Arrimaha maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso wareegtada magacaabista

- Advertisement -

 

 

Latest stories