HomeWararCiidamo loo diyaariyey la-dagaalanka Al-shabaab oo Maanta tababar loo soo xiray

Ciidamo loo diyaariyey la-dagaalanka Al-shabaab oo Maanta tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed Tifow  ayaa Maanta Tababar usoo xirey cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ciidamada maanta loo soo xiray tababarkan ayaa mudooyinkii dambe tababar heerkiisu sareeyo ku qaadanaayay Xerada Tababarka UK ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka  Baay […]

- Advertisement -

Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed Tifow  ayaa Maanta Tababar usoo xirey cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Ciidamada maanta loo soo xiray tababarkan ayaa mudooyinkii dambe tababar heerkiisu sareeyo ku qaadanaayay Xerada Tababarka UK ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka  Baay ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed Tifow ayaa Ciidanka kula dardaarmay in ay bulshada u shaqeeyaan una diyaar garoobaan la dagaalanka Al-shabaab.

Deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Hiiraan, Galgaduud, Mudug iyo Gobolada Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka socda howlgalo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab, waxaana dhacay dagaalo khasaaro badan dhaliyey oo dhinacyada soo kala gaaray.

Latest stories