HomeWararMaamulka Gobolka Banaadir oo deeq gargaar ah Gaarsiyay qoysas danyar ah

Maamulka Gobolka Banaadir oo deeq gargaar ah Gaarsiyay qoysas danyar ah

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Wakiilka Abaaraha ee Gobolka Banaadir Yasmiin Jamac Hassan ayaa kormeer ku tagtay deeq raashin qeybin ah oo ka bilaabatay degaanka Garasbaaley, gaar ahaan waaxda Tabeellaha Sheekh Ibraahin iyo waaxda Geeddi Firdhiye.

Deeqdan oo ka timid maamulka Gobolka Banaadir ayaa ahayd mid lagu garab istaagayay dadka barakacayaasha ah ee ay abaaraha iyo dagaallada argaggaxisada lagu la jiro degaannadoodii ka soo barakiciyeen.

- Advertisement -

Ergayga oo u kuurgalay xaaladda hoose ee ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ayaa u sheegay sida ay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada mogadisho mudane Yuusuf Hussein Jim’aale ay uga go’an tahay garab istaagidda dadka ay abaartu saamaysay.

Ugu danbayntii waliilka  oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa barakacayaasha u ballanqaaday in ay si dhow uga  warqabi doonaan xaaladdooda dhaqaale, iyado oo intaas ku dartay in maamulka Gobolka Banaadir  ay u heellan yihiin u adeegidda bulshada ku tabaalaysan ee ku sugan Xeryaha Gobalka Banaadir

Latest stories