HomeWararSoomaaliya oo ka qayb galaysa shirka Tamarta iyo todobaadka Batroolka Afrika

Soomaaliya oo ka qayb galaysa shirka Tamarta iyo todobaadka Batroolka Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Xil, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay shirka Tamarta iyo todobaadka shidaalka Afrika oo ka dhacaya magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika. Shirkan oo ay isugu yimaaddeen ku dhowaad Afartameeyo Wasirrrada Tamarta iyo Batrolka oo ka kala socda Qaaradda Afrika, Afar boqol oo xubnood oo ka socda shirkadaha gaaska […]

- Advertisement -

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Xil, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay shirka Tamarta iyo todobaadka shidaalka Afrika oo ka dhacaya magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika.

Shirkan oo ay isugu yimaaddeen ku dhowaad Afartameeyo Wasirrrada Tamarta iyo Batrolka oo ka kala socda Qaaradda Afrika, Afar boqol oo xubnood oo ka socda shirkadaha gaaska iyo Batroolka soo saaro iyo mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Wasiir Cabdirizaaq Cumar ayaa sheegay in shirkani uu Soomaaliya u leeyahay ahmiyad gaar ah, maaddaama looga hadlayo sidii ay Afrika isugu filnaan lahayd marka la eego dhanka tamarta iyo sidii aan u kasban lahayn maalgashadayaasha ilaha dhaqaale ee uu waddanku leeyahay.

Soomaaliya ayaa safka hore kaga jirta waddamada Afrika ee qaniga ku ah macdanta iyo Batroolka, iyadoo shirkadaha soo saarana ay indhaha si gaar ah ugu hayaan inay maal gashiyo ku samaystaan.

Latest stories