HomeWararDFS iyo Xubno ka socday Beesha Caalamka oo ka wada hadlay  hannaanka...

DFS iyo Xubno ka socday Beesha Caalamka oo ka wada hadlay  hannaanka Dayn Cafinta

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ka taageera horumarka iyo dhaqaalaha.

Kulanka ayaa looga hadlay dadaalada Dowladda Federaalka ee ku aadan dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa la wadaagay Saaxiibadda Soomaaliya sida ay uga go’an tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya kordhinta dakhliga gudaha, horumarinta Maamulka Maaliyadda Guud iyo nidaamka hufan ee Dowlad Wanaagga.

Latest stories