HomeWararCiidanka Xoogga oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen degaanno hor leh

Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen degaanno hor leh

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi oo markii hore dagaalamaayasha Al-Shabaab gacanta ugu hayeen. Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay cagta mariyen xaruuma ay ku sugnaayeen Al-Shbaab oo ay ku lahaayeen fariisimop waa weyn waa sida ay hadalka u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi oo markii hore dagaalamaayasha Al-Shabaab gacanta ugu hayeen.

Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay cagta mariyen xaruuma ay ku sugnaayeen Al-Shbaab oo ay ku lahaayeen fariisimop waa weyn waa sida ay hadalka u dhigeene.

- Advertisement -

Ciidamadda dowladda oo garab ka helaya dadka deeggaanka ayaa wadda  dagaalka ka dhan ah Al-Shbaab, waxaana ay sheegeen in saacadihii lasoo dhaafay ay gacanta ku dhigeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolkaasi Bakool.

Sidoo kale wali Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaallo Culus oo u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana dagaaladii ugu dambeeyay Guulo ka sheegtay Dowladda Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts